Ista'inu bis-sabri was-salah

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ ٱسۡتَعِينُواْ بِٱلصَّبۡرِ وَٱلصَّلَوٰةِۚ إِنَّ ٱللَّهَ مَعَ ٱلصَّٰبِرِينَ ١٥٣

Yā'ayyuhal-ladhīna āmanusta'īnū bis-sabri was-salawāti innallāha ma'as-sābirīn

153. Kuwa (Xaqa) rumeeyoow! Kaalmaysta samirka iyo salaadda. Hubaal! Alle wuxuu la jiraa kuwa samirka badan.

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Akhri Suuradda Al-Baqarah oo dhan

Su'aalo

Ista'inu bis-sabri was-salah Qur'aanka xagee kaga jirtaa?

Ista'inu bis-sabri was-salah waxay ku jirtaa Suuradda Al-Baqarah, 2:153.