Hasbunallahu wa ni'mal wakil

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

ٱلَّذِينَ قَالَ لَهُمُ ٱلنَّاسُ إِنَّ ٱلنَّاسَ قَدۡ جَمَعُواْ لَكُمۡ فَٱخۡشَوۡهُمۡ فَزَادَهُمۡ إِيمَٰنٗا وَقَالُواْ حَسۡبُنَا ٱللَّهُ وَنِعۡمَ ٱلۡوَكِيلُ ١٧٣

Alladhīna qāla lahumun-nāsu innan-nāsa qad jama'ū lakum fakhshawhum fazādahum īmānan waqālū hasbunallāhu wani'mal-wakīl

173. Kuwii ay dadku ku yidhaahdeen: Hubaal dadkii baa isu soo kiin biirsaday, ee ka baqa. Waxayse u kordhisay Iimaankoo- da, waxayna yidhaahdeen: Alle baa nagu filan, Isagaana u fiican wakiil.

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Akhri Suuradda Al-Imran oo dhan

Su'aalo

Hasbunallahu wa ni'mal wakil Qur'aanka xagee kaga jirtaa?

Hasbunallahu wa ni'mal wakil waxay ku jirtaa Suuradda Al-Imran, 3:173.