Suuradda Az-Zukhruf, aayadda 89

43:89

فَٱصۡفَحۡ عَنۡهُمۡ وَقُلۡ سَلَٰمٞۚ فَسَوۡفَ يَعۡلَمُونَ ٨٩

Fasfah 'anhum waqul salāmun fasawfa ya'lamūn

89. Ee iska saamax oo dheh: Nabadgelyo, wayse ogaan (waxa ku dhaca).