وَلَوۡ نَشَآءُ لَجَعَلۡنَا مِنكُم مَّلَٰٓئِكَةٗ فِي ٱلۡأَرۡضِ يَخۡلُفُونَ ٦٠
Walaw nashā'u laja'alnā minkum malā'ikatan fil-ardi yakhlufūn
60. Haddaan doonno, waxaan idinka yeeli lahayn malaa'ig dhulka u hadha 17.
Faallooyin hoose
17. Ama idin xigsada idinka.