وَإِنَّهُۥ لَعِلۡمٞ لِّلسَّاعَةِ فَلَا تَمۡتَرُنَّ بِهَا وَٱتَّبِعُونِۚ هَٰذَا صِرَٰطٞ مُّسۡتَقِيمٞ ٦١
Wa innahū la'ilmul lis-sā'ati falā tamtarunna bihā wattabi'ūni hādhā sirātum mustaqīm
61. isagu (Ciise iyo soo degitaanki) waa calaamad (muujin soo dhowaanshaha) Saacadda (Qiyaame), ee ha ka shakiyina arrinkeeda ee i soo raaca 18: Kan baa ah Jid Toosan.
Faallooyin hoose
18. Waa raaca hanuunka iyo shareecada Alle (Islaamka).