Suuradda At-Tin, aayadda 5

95:5

ثُمَّ رَدَدۡنَٰهُ أَسۡفَلَ سَٰفِلِينَ ٥

Thumma radadnāhu asfala sāfilīn

5. Misna waxaan u celinnay hooseeyayaasha kan u hooseeya 4.

Faallooyin hoose

4. Naarta gudaheeda ama da'da asaasqnimada.