Suuradda At-Tin, aayadda 1

95:1

وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيۡتُونِ ١

Wat-tīni waz-zaytūn

1. Waxaan ku dhaartay Tiinka iyo Zaytuunka 1.

Faallooyin hoose

1. Waa tilmaan sidoo kale halkay ka baxaan ee Falastiin ee ah halka laga soo saaray Ciise c.s. Nabi ahaan.