Suuradda At-Takwir, aayadda 4

81:4

وَإِذَا ٱلۡعِشَارُ عُطِّلَتۡ ٤

Wa idhal-'ishāru 'uttilat

4. Oo geela rimman 1 la cidleeyo (oo laga hayaamo).

Faallooyin hoose

1. Qofka waxa uu maal ugu jecel yahay.