Suuradda Ash-Shura, aayadda 15

42:15

فَلِذَٰلِكَ فَٱدۡعُۖ وَٱسۡتَقِمۡ كَمَآ أُمِرۡتَۖ وَلَا تَتَّبِعۡ أَهۡوَآءَهُمۡۖ وَقُلۡ ءَامَنتُ بِمَآ أَنزَلَ ٱللَّهُ مِن كِتَٰبٖۖ وَأُمِرۡتُ لِأَعۡدِلَ بَيۡنَكُمُۖ ٱللَّهُ رَبُّنَا وَرَبُّكُمۡۖ لَنَآ أَعۡمَٰلُنَا وَلَكُمۡ أَعۡمَٰلُكُمۡۖ لَا حُجَّةَ بَيۡنَنَا وَبَيۡنَكُمُۖ ٱللَّهُ يَجۡمَعُ بَيۡنَنَاۖ وَإِلَيۡهِ ٱلۡمَصِيرُ ١٥

Falidhālika fad'u wastaqim kamā umirta walā tattabi' ahwā'ahum waqul āmantu bimā anzalallāhu min kitābin wa umirtu li a'dila baynakumullāhu rabbunā warabbukum lanā a'mālunā walakum a'mālukum lā hujjata baynanā wabaynakumullāhu yajma'u baynanā wa ilayhil-masīr

15. Arrin(kani) (Towxiidka) ku baaq adigoo ku sugnaan dhabbaha toosan sida lagu amray 7, hana raacin hawadooda (xun) oo dheh: Waxaan rumeynay wuxuu Alle soo dejiyey oo Kitaab ah, waxaana la i amray inaan falo caddaalad dhexdiinna, Allaah baa ah Rabbigayo iyo Rabbigiinba. Waxaan mudan acmaashayada idinkuna waxaad mudan acmaashiinna 8, xujo (hadda) inama dhex taallo 9. Allaah baa ina soo kulmin innagoo dhan, waana Xaggiisa meel noqodka dambe.

Faallooyin hoose

7. Inta ka go’an hadalka waa ugu yeedh inay tawbad keenaan.

8. Waa natiijada camalladooda.

9. Marba haddii laga yeelay Xaqa caddaan, kuwaasi Xaqa diida waxay sidaasi u yeelaan oo keliya kibir darti iyo u xilasho dano adduun.