Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 75

26:75

قَالَ أَفَرَءَيۡتُم مَّا كُنتُمۡ تَعۡبُدُونَ ٧٥

Qāla afara'aytum mā kuntum ta'budūn

75. Wuxuu yidhi: Bal ka warrama waxaad caabudeysaan -