Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 221

26:221

هَلۡ أُنَبِّئُكُمۡ عَلَىٰ مَن تَنَزَّلُ ٱلشَّيَٰطِينُ ٢٢١

Hal unabbi'ukum 'alā man tanazzalush-shayātīn

221. Ma idiin sheegaa (dadow) kan ay ku soo degaan shaydaammada?