Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 219

26:219

وَتَقَلُّبَكَ فِي ٱلسَّٰجِدِينَ ٢١٩

Wataqallubaka fis-sājidīn

219. Iyo gad-gaddoonkaaga dhexdood 18 kuwa u sujuuda (Alle).

Faallooyin hoose

18. Adigoo ku dhex jira kuwaasi kula tukada jameeco ahaanta.