Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 211

26:211

وَمَا يَنۢبَغِي لَهُمۡ وَمَا يَسۡتَطِيعُونَ ٢١١

Wamā yambaghī lahum wamā yastatī'ūn

211. Kuma habboona, mana laha awood (sheydaammadu) inay isagoo kale (Qur’aankan) keenaan.