Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 210

26:210

وَمَا تَنَزَّلَتۡ بِهِ ٱلشَّيَٰطِينُ ٢١٠

Wamā tanazzalat bihish-shayātīn

210. Ma ayan keenin 15 'Qur’aankan' Shaydaammada.

Faallooyin hoose

15. Siday yidhaahdaan gaalada, waxaase Alle Xaggiisa ka keenay malag Jabriil, Ruuxa aaminka ah oo ku soo dejiyey Nabi Muxammad s.c.w.