Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 200

26:200

كَذَٰلِكَ سَلَكۡنَٰهُ فِي قُلُوبِ ٱلۡمُجۡرِمِينَ ٢٠٠

Kadhālika salaknāhu fī qulūbil-mujrimīn

200. Sidaasaan u galinnaa 'diiddada Xaqa' quluubta denbiilayaasha.