Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 199

26:199

فَقَرَأَهُۥ عَلَيۡهِم مَّا كَانُواْ بِهِۦ مُؤۡمِنِينَ ١٩٩

Faqara'ahū 'alayhim mā kānū bihī mu'minīn

199. Oo uu ku dul akhriyi lahaa, ma ay rumeeyeen waxa ku soo arooray 14.

Faallooyin hoose

14. Mucjiso ahaan xagga Alle.