Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 20

26:20

قَالَ فَعَلۡتُهَآ إِذٗا وَأَنَا۠ مِنَ ٱلضَّآلِّينَ ٢٠

Qāla fa'altuhā idhan wa ana minad-dāllīn

20. (Muuse) wuxuu yidhi: “Waxaan falay anigoon wax garanayn.