Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 106

26:106

إِذۡ قَالَ لَهُمۡ أَخُوهُمۡ نُوحٌ أَلَا تَتَّقُونَ ١٠٦

Idh qāla lahum akhūhum nūhun alā tattaqūn

106. Markuu walaalkood Nuux ku yidhi: “Miyeydaan ka dhowrsaneyn (shirkiga)?