Suuradda An-Naml, aayadda 31

27:31

أَلَّا تَعۡلُواْ عَلَيَّ وَأۡتُونِي مُسۡلِمِينَ ٣١

Allā ta'lū 'alayya wa tūnī muslimīn

31. Ha iska kay weyneynina oo ii imaada idinkoo hoggaansan oo Muslimiin ah.