فَلَا تَضۡرِبُواْ لِلَّهِ ٱلۡأَمۡثَالَۚ إِنَّ ٱللَّهَ يَعۡلَمُ وَأَنتُمۡ لَا تَعۡلَمُونَ ٧٤
Falā tadribū lillāhil-amthāla innallāha ya'lamu wa antum lā ta'lamūn
74. Ha u yeelina Alle wax aad la mid dhigtaan 18. Hubaal, Alle wuu Og yahay (waxaad fashaan), idinkuse ma ogidin (khaladkiinna iyo cidhib xumidiinna).
Faallooyin hoose
18. Ma leh wax la bar bar dhigo ama lagu matalo.