Suuradda An-Nahl, aayadda 20

16:20

وَٱلَّذِينَ يَدۡعُونَ مِن دُونِ ٱللَّهِ لَا يَخۡلُقُونَ شَيۡـٔٗا وَهُمۡ يُخۡلَقُونَ ٢٠

Walladhīna yad'ūna min dūnillāhi lā yakhluqūna shay'an wahum yukhlaqūn

20. Kuwa ay baryaanna (caabudaan) Alle sokadi waxba ma abuuraan, iyagaase la abuuraa.