Suuradda Al-Waqi'ah, aayadda 52

56:52

لَأٓكِلُونَ مِن شَجَرٖ مِّن زَقُّومٖ ٥٢

La'ākilūna min shajarim min zaqqūm

52. Waxaad wax ka cuneysaan geed xun oo Zaqquum ah 5.

Faallooyin hoose

5. Waa geed Naarta ku yaal oo u keena xanuun daran qofkii cuna.