Suuradda Al-Qasas, aayadda 69

28:69

وَرَبُّكَ يَعۡلَمُ مَا تُكِنُّ صُدُورُهُمۡ وَمَا يُعۡلِنُونَ ٦٩

Warabbuka ya'lamu mā tukinnu sudūruhum wamā yu'linūn

69. Rabbigaa waa Ogsoon yahay waxay qarin laabahooda iyo waxay muujinba.