Suuradda Al-Qasas, aayadda 66

28:66

فَعَمِيَتۡ عَلَيۡهِمُ ٱلۡأَنۢبَآءُ يَوۡمَئِذٖ فَهُمۡ لَا يَتَسَآءَلُونَ ٦٦

Fa'amiyat 'alayhimul-ambā'u yawma'idhin fahum lā yatasā'alūn

66. Markaasay waayi xujooyin 25 maalintaas, waxnana isma weydiinayaan.

Faallooyin hoose

25. Si ay been u sheegaan ama u cudur daartaan.