فَتَوَلَّ عَنۡهُمۡۘ يَوۡمَ يَدۡعُ ٱلدَّاعِ إِلَىٰ شَيۡءٖ نُّكُرٍ ٦
Fatawalla 'anhum yawma yad'ud-dā'i ilā shay'in nukur
6. Ee iskaga jeeso (Nabi Muxammadow); (oo dhowr) Maalinka uu baaquhu ugu baaqi wax daran 2.
Faallooyin hoose
2. Waxaa la yidhi waa malag ugu yeedhi dadka xisaab iyo garsoor.