Suuradda Al-Qamar, aayadda 27

54:27

إِنَّا مُرۡسِلُواْ ٱلنَّاقَةِ فِتۡنَةٗ لَّهُمۡ فَٱرۡتَقِبۡهُمۡ وَٱصۡطَبِرۡ ٢٧

Innā mursilun-nāqati fitnatal lahum fartaqibhum wastabir

27. Waxaan soo direynaa Hal lagu imtixaani ee sug oo samir yeelo 5.

Faallooyin hoose

5. Aayaddan iyo tan xigta waxay ku socdaan Saalix c.s.