Suuradda Al-Qamar, aayadda 25

54:25

أَءُلۡقِيَ ٱلذِّكۡرُ عَلَيۡهِ مِنۢ بَيۡنِنَا بَلۡ هُوَ كَذَّابٌ أَشِرٞ ٢٥

A'ulqiyadh-dhikru 'alayhi mim bayninā bal huwa kaddhābun ashir

25. Ma waxaa Wacdiga lagu soo dejiyey isaga oo nalaga dhex doortay? Mayee, waa beenlow isla weyn 4.

Faallooyin hoose

4. Waxay ula jeedaan Nabi Saalix.