Suuradda Al-Qalam, aayadda 13

68:13

عُتُلِّۭ بَعۡدَ ذَٰلِكَ زَنِيمٍ ١٣

'Utulli ba'da dhālika zanīm

13. macangag ah madax adag - intaasoo dhan ka sokow mid liita ah (aan nasab ahayn).