Suuradda Al-Mutaffifin, aayadda 31

83:31

وَإِذَا ٱنقَلَبُوٓاْ إِلَىٰٓ أَهۡلِهِمُ ٱنقَلَبُواْ فَكِهِينَ ٣١

Wa idhanqalabū ilā ahlihimunqalabū fakihīn

31. Markay u laabtaanna ehelkooda waxay laaban jireen iyagoo ku maaweeleysanaya,