Suuradda Al-Mu'minun, aayadda 98

23:98

وَأَعُوذُ بِكَ رَبِّ أَن يَحۡضُرُونِ ٩٨

Wa a'ūdhu bika rabbi an yahdurūn

98. Waxaana kaa magan gali Rabbiyow inay ii yimaadaan shayaadiintu.