تَلۡفَحُ وُجُوهَهُمُ ٱلنَّارُ وَهُمۡ فِيهَا كَٰلِحُونَ ١٠٤
Talfahu wujūhahumun-nāru wahum fīhā kālihūn
104. Naartu waxay diiran wajiyadooda, iyagoo kuduudsan oo faruuran 17.
Faallooyin hoose
17. Waxay noqon kuwo faruuran ilaa ilkuhu fool xumo muuqdaan.