Suuradda Al-Ma'idah, aayadda 30

5:30

فَطَوَّعَتۡ لَهُۥ نَفۡسُهُۥ قَتۡلَ أَخِيهِ فَقَتَلَهُۥ فَأَصۡبَحَ مِنَ ٱلۡخَٰسِرِينَ ٣٠

Fatawwa'at lahū nafsuhū qatla akhīhi faqatalahū fa asbaha minal-khāsirīn

30. Markaasay u qurxisay naftiisii dilka walaalki (Haabiil); oo uu dilay 7, wuxuuna ka mid noqday kuwa ku jira khasaaraha cad.

Faallooyin hoose

7. Nabigu s.c.w. wuxuu yidhi: Ma jirto naf lagu dilo xaq darro uusan wiilkii Aadam ee hore (Qaabiil) qayb ku lahayn denbigaa.” W.w. Al- Bukhaari.