Suuradda Al-Kahf, aayadda 94

18:94

قَالُواْ يَٰذَا ٱلۡقَرۡنَيۡنِ إِنَّ يَأۡجُوجَ وَمَأۡجُوجَ مُفۡسِدُونَ فِي ٱلۡأَرۡضِ فَهَلۡ نَجۡعَلُ لَكَ خَرۡجًا عَلَىٰٓ أَن تَجۡعَلَ بَيۡنَنَا وَبَيۡنَهُمۡ سَدّٗا ٩٤

Qālū yādhal-qarnayni inna ya'jūja wama'jūja mufsidūna fil-ardi fahal naj'alu laka kharjan 'alā an taj'ala baynanā wabaynahum saddā

94. Waxay yidhaahdeen: Dul Qarnaynow! Waxay Yuug iyo yamaayuug 22 ku falaan fasahaad arlada. Ee ma kuu yeellaa kharash waxaase shardi ah inaad yeesho dhexdeenna innaga iyo iyaga xidh gidaar ah?

Faallooyin hoose

22. Ya’juuj iyo Ma’juuj waa labo qolo oo waxshi ah oo deggan qaybo ballaaran oo ka mid ah Aasiyada dhexe, kuwaasoo fala nooc kasta oo fasahaad ah.