Suuradda Al-Kahf, aayadda 87

18:87

قَالَ أَمَّا مَن ظَلَمَ فَسَوۡفَ نُعَذِّبُهُۥ ثُمَّ يُرَدُّ إِلَىٰ رَبِّهِۦ فَيُعَذِّبُهُۥ عَذَابٗا نُّكۡرٗا ٨٧

Qāla ammā man zalama fasawfa nu'addhibuhū thumma yuraddu ilā rabbihī fayu'addhibuhū 'adhāban nukrā

87. Wuxuu yidhi: Qofkii dulmi fala 'oo fallaagooba' 19, waa aanu cadaabi (dili), haddana waxaa loo celin xagga Rabbigiis; wuxuuna ku cadaabi cadaab daran.

Faallooyin hoose

19. Ku adkeysta shirki, gaalnimo, denbi, iwm oo aan dooneyn inuu hanuuno oo qaato Islaamka.