Suuradda Al-Kahf, aayadda 108

18:108

خَٰلِدِينَ فِيهَا لَا يَبۡغُونَ عَنۡهَا حِوَلٗا ١٠٨

Khālidīna fīhā lā yabghūna 'anhā hiwalā

108. Iyagoo ku dhex waaraya weligood mana doonaan inay xaggeeda ka wareegaan (guuraan).