Suuradda Al-Jinn, aayadda 4

72:4

وَأَنَّهُۥ كَانَ يَقُولُ سَفِيهُنَا عَلَى ٱللَّهِ شَطَطٗا ٤

Wa annahū kāna yaqūlu safīhunā 'alallāhi shatatā

4. Wuxuu ahaa kan maan gaabka ahi 2 ee dhexdeenna ah mid ka sheega hadallo xadgudub ah aan habbooneyn Alle.

Faallooyin hoose

2. Ibliis. Waxaa sidoo kale lagu fasiri karaa wadar ahaan, markaas waa in la yidhaahdo: “iyo in kuweenna maangaabka ahi ee naga mid ah”.