وَقَالُواْ مَا هِيَ إِلَّا حَيَاتُنَا ٱلدُّنۡيَا نَمُوتُ وَنَحۡيَا وَمَا يُهۡلِكُنَآ إِلَّا ٱلدَّهۡرُۚ وَمَا لَهُم بِذَٰلِكَ مِنۡ عِلۡمٍۖ إِنۡ هُمۡ إِلَّا يَظُنُّونَ ٢٤
Waqālū mā hiya illā hayātunad-dunyā namūtu wanahyā wamā yuhlikunā illad-dahru wamā lahum bidhālika min 'ilmin in hum illā yazunnūn
24. Waxay yidhaahdeen: Ma jirto waxaan ahayn noloshayada adduunkan, waa iska noolaannaa 6 oo dhimannaa namana halaagaan waxaan aheyn waayaha. Uma laha (arrin)kaasi wax cilmi ah, way uun iska malo awaali.
Faallooyin hoose
6. Macnaha waa dad baa dhinta qaar kale dhashaan, oo lagu beddelaa.