Suuradda Al-Isra, aayadda 19

17:19

وَمَنۡ أَرَادَ ٱلۡأٓخِرَةَ وَسَعَىٰ لَهَا سَعۡيَهَا وَهُوَ مُؤۡمِنٞ فَأُوْلَٰٓئِكَ كَانَ سَعۡيُهُم مَّشۡكُورٗا ١٩

Waman arādal-ākhirata wasa'ā lahā sa'yahā wahuwa mu'minun fa ulā'ika kāna sa'yuhum mashkūrā

19. Qofkiise raba Aakhirada oo u dadaala dadaalkeeda lagu helayo oo mu’min ah, kuwaa dadaalkooda waa mid la tixgeliyo 10.

Faallooyin hoose

10. Kuwa doonaya wanaagga, toosnaanta, u degdegidda ka tawbad keenidda denbiyada iyo gefefka uu galay dacfiga aadmiga awgeed, Alle subxaanahu watacaalaa wuxuu u ballan qaaday cafis iyo masaamax.