Suuradda Al-Insan, aayadda 26

76:26

وَمِنَ ٱلَّيۡلِ فَٱسۡجُدۡ لَهُۥ وَسَبِّحۡهُ لَيۡلٗا طَوِيلًا ٢٦

Waminal-layli fasjud lahū wasabbihhu laylan tawīlā

26.Habeenka qaarkina u sujuud, oo ammaan (hufna) in dheer oo habeenka ah.