Suuradda Al-Imran, aayadda 88

3:88

خَٰلِدِينَ فِيهَا لَا يُخَفَّفُ عَنۡهُمُ ٱلۡعَذَابُ وَلَا هُمۡ يُنظَرُونَ ٨٨

Khālidīna fīhā lā yukhaffafu 'anhumul-'adhābu walā hum yunzarūn

88. Iyagoo ku dhex waaraya, cadaabka lagama khafiifinayo, lamana siinayo nafis.