وَجَآءَ فِرۡعَوۡنُ وَمَن قَبۡلَهُۥ وَٱلۡمُؤۡتَفِكَٰتُ بِٱلۡخَاطِئَةِ ٩
Wajā'a fir'awnu waman qablahū wal-mu'tafikātu bil-khāti'ah
9. Fircoon iyo kuwii ka horreeyey iyo magalooyinkii la rogay 3 waxay joogto ula yimaadeen gefaf weyn.
Faallooyin hoose
3. Ee qowmu Luud- Sodom iyo Gomorrah.