قُلۡ مَا يَعۡبَؤُاْ بِكُمۡ رَبِّي لَوۡلَا دُعَآؤُكُمۡۖ فَقَدۡ كَذَّبۡتُمۡ فَسَوۡفَ يَكُونُ لِزَامَۢا ٧٧
Qul mā ya'ba'u bikum rabbī lawlā du'ā'ukum faqad kaddhabtum fasawfa yakūnu lizāmā
77. Dheh: “Rabbigay dan idiinma galeen haddaydaan barideen 31. Haatanse waad beeniseen (Xaqa). Wuxuuna ahaan mid idin laasuma 'cadaabka' 32.
Faallooyin hoose
31. Codsigiinna in la idiin soo diro Rasuul.
32. Waa idinku lammaanaan si joogto ah.