Suuradda Al-Furqan, aayadda 47

25:47

وَهُوَ ٱلَّذِي جَعَلَ لَكُمُ ٱلَّيۡلَ لِبَاسٗا وَٱلنَّوۡمَ سُبَاتٗا وَجَعَلَ ٱلنَّهَارَ نُشُورٗا ٤٧

Wahuwal-ladhī ja'ala lakumul-layla libāsan wan-nawma subātan waja'alan-nahāra nushūrā

47. (Alle) waa Kan idiin ka yeelay habeenka hu' 23, hurdadana nasasho, kana dhigay maalinta foof 24.

Faallooyin hoose

23. Macnaha waa idinku daboola oo qariya mugdigiisa.

24. Waxaa loola jeedaa cusbooneysiinta nolosha iyo dhaqdhaqaaqa.