وَعَادٗا وَثَمُودَاْ وَأَصۡحَٰبَ ٱلرَّسِّ وَقُرُونَۢا بَيۡنَ ذَٰلِكَ كَثِيرٗا ٣٨
Wa'ādan wathamūda wa ashābar-rassi waqurūnā bayna dhālika kathīrā
38. Sidaan Caad (u halaagnay) iyo Thamuud iyo qoladii Ar-Rass 18 iyo qaaruumo intaas u dhexeeya oo badan.
Faallooyin hoose
18. Ar-Rass wuxuu ahaa ceel la yaqaan oo caan ah oo biyuhu ka gureen. Waxaa la yidhi dadkii ceelkan waxay ahaayeen dadkii beeniyey Nabi Shucayb.