Suuradda Al-Fajr, aayadda 2

89:2

وَلَيَالٍ عَشۡرٖ ٢

Walayālin 'ashr

2. Iyo habeennada tobanka ah 1.

Faallooyin hoose

1. Tobanka maalmood ee u horreeya bisha Arrafo (Xajka).