ٱلَّذِينَ إِذَآ أَصَٰبَتۡهُم مُّصِيبَةٞ قَالُوٓاْ إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّآ إِلَيۡهِ رَٰجِعُونَ ١٥٦
Alladhīna idhā asābathum musībatun qālū innā lillāhi wa innā ilayhi rāji'ūn
156. Kuwa markay ku dhacdo musiibo, yidhaahda: Alle baa na leh 31 oo Xaggiisaana u noqon.
Faallooyin hoose
31. Nabigu s.c.w. wuxuu yidhi: Waxaa la yaab leh xaalka mu’minka, hadduu kheyr helo wuu mahdiyaa, waana u kheyr, haddii dhib ku dhacana wuu ku samraa, waxayna u noqotaa khayr. W.w. Al-Bukhaari.