Suuradda Al-A'raf, aayadda 178

7:178

مَن يَهۡدِ ٱللَّهُ فَهُوَ ٱلۡمُهۡتَدِيۖ وَمَن يُضۡلِلۡ فَأُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡخَٰسِرُونَ ١٧٨

Man yahdillāhu fahuwal-muhtadī waman yudlil fa ulā'ika humul-khāsirūn

178. Qofkii Alle hanuuniyo uun baa hanuunsan, qofkiina uu dhumiyo 12, waa kuwaa kuwa khasaaray.

Faallooyin hoose

12. Ku adkeysashadiisa denbiga iyo diiddadiisa Xaqa darteed.