Suuradda Al-A'raf, aayadda 175

7:175

وَٱتۡلُ عَلَيۡهِمۡ نَبَأَ ٱلَّذِيٓ ءَاتَيۡنَٰهُ ءَايَٰتِنَا فَٱنسَلَخَ مِنۡهَا فَأَتۡبَعَهُ ٱلشَّيۡطَٰنُ فَكَانَ مِنَ ٱلۡغَاوِينَ ١٧٥

Watlu 'alayhim naba'al-ladhī ātaynāhu āyātinā fansalakha minhā fa atba'ahush-shaytānu fakāna minal-ghāwīn

175. U akhri (Nabiyow) warka ninkii 11 aan siinnay Aayadahayaga, ha yeeshee ka siibtay iyagii oo sheydaan duufsaday, ee ka mid noqday kuwa habowsan.

Faallooyin hoose

11. Reer banii Israa'iil ahaa waa Balaam ina Bocor.