Suuradda Al-Anfal, aayadda 64

8:64

يَٰٓأَيُّهَا ٱلنَّبِيُّ حَسۡبُكَ ٱللَّهُ وَمَنِ ٱتَّبَعَكَ مِنَ ٱلۡمُؤۡمِنِينَ ٦٤

Yā'ayyuhan-nabiyyu hasbukallāhu wamanit-taba'aka minal-mu'minīn

64. Nabiyow! Waxaa kugu Filan Allaah, adiga iyo mu’miniinta ku raacdayba.