Suuradda Al-Anfal, aayadda 21

8:21

وَلَا تَكُونُواْ كَٱلَّذِينَ قَالُواْ سَمِعۡنَا وَهُمۡ لَا يَسۡمَعُونَ ٢١

Walā takūnū kalladhīna qālū sami'nā wahum lā yasma'ūn

21. Ha noqonnina sida kuwii yidhi: Maqallay, iyagoon waxba maqlayn.